Maamulka dhoobley oo ka qeyb galay xaflad qalan jabin ah oo loo qabtay ardey dhameysatay dugsiga dhexe ee Cumar binu khidhaab.

0
274

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad si heer ah loo soo agaasimay islamarkaana shahadooyiin lagu gudoonsiinayay arday dhameysay waxbarashada heerka dugsi dhexe ee iskuulka cumar bin khidaab, ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka deegaanka, macalimiin, waalidiin, culumo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya.