Xubno ka socda Wasaaradda Xanaada Xoolaha Jubbaland oo Deegaanka Dhoobley ka wada Tallaalka Xoolaha ee sanadlaha ah.

0
380

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaada Xoolaha Jubbaland ayaa Deegaanka Dhoobley ka wada Tallaalka Xoolaha ee sanadlaha ah,Ol’olahaan oo isugu jiray Tallaalka iyo daweeynta Xoolaha kaasi oo xoolaha lagaga daaweynayo xanuuno kala
duwan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya.