Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ceelasha Biyaha ee Degmada Afmadoow ayaa waxaa buux dhaafiyay dad reer guuraa ah oo xoolaha dhaqata ah, islamarkaana ka kala imaaday miyiga Degmada Afmadoow iyo qaar kaloo ka yimid Gobolka Gado.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya.