Maalinta Caalamiga ah ee Cadaaladda Aduunka oo maanta laga Xusay Dunida.

0
358

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Shaqaalaha Caalamiga ah wuxuu si aqlabiyad leh ku meel mariyey Baaqa ILO ee ku saabsan Caddaaladda Bulshada ee Caalamiyeynta Caddaaladda 10kii Juun 2008, Ansaxita Shirka Shaqaalaha Caalamiga ahaa ILO’s dastuurka ee 1919,Waxayna ku dhisan tahay Baaqa Philadelphia ee 1944 iyo Bayaanka Mabaadi’da Aasaasiga ah iyo Xuquuqda Shaqada 1998.

Cabdullahi Cabdicaiis Siraad. ayaa ka warramaya.