Dhalinyarada ka xamaasha suuqyada Magaalada Dhoobley oo kawarbixiyey dhibka ay kala kulman shaqadooda.

0
292

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’anta baahsan ee dalka ka jirta waxa ay sigaar ah u saameysay Dhalinyarada, kuwaa oo marka dambe maciin bida shaqooyin adag.

waxaa  warbixin inooga diyaariyay Dhalinyarada tunkooda ku xamaasha.Khadar Axmed Salaan