Bulshada Deegaanka Dhoobley oo loogu baaqay in ay nadaafada Deegaanka si wada jir ah looga shaqeeyo.

0
228

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka ku nool Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ugu baaqay bulshada Deegaanka in laga shaqeeyo bilic soo ceelinta iyo kor u qaadista nadaafada Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warrameysa