Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena Soomaaliya sida weynna looga isticmaalo Barafka taasi oo ay dadku siweyn u buux dhaafiyaan goobaha lagu iibiyo barafka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa.