Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- 2019-kii ayey ahayd markii ugu horeysay ee dunida lagu arko Covid19 xanuunkaas oo sababay in isku socodkii dadku hakad galo hadaba Ganacsatada Deegaanka Dhobley ee ka ganacsada agabka guriyaha la dhigto ayaa ka warbixiyay saameynta uu covid 19 ku yeeshey agabkii ay ka keeni jirren dalka dibadiisa.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya