Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha Aduunka

0
221

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha Aduunka oo ku beegan 13-ka Febraayo, Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa soo jeedinaya.