Horumarada Ganacsi ee ay sameynayaan Dhalinyarada Magaalada Dhoobley oo waayadii danbe isa soo tarayay.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ayaa waayadii danbe sameeynay horumarro xooggan oo dhanka ganacsiga ah taasi oo ay Deegaanka ku soo kordhiyeen Ganacsiyo aan horay uga jirin magaalada.

Cumar Maxamed Dayib. ayaa ka warramay