Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Naciimo Cabdikarim waa hooyo muudo dheer ku shaqey saneysay xirfada qurxinta gabdhaha iyo sido kale timaha la dabo, Naciima waxey Sii wanagsan uu baratay habka timaha gabdhaha loo hagaajiyo markii ay yareyd ayay ad uu jacleyd in ay timaha dabto waxeyna hada xirfadeda kushaaqeysa mudo dhere.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa