WARARKA kuleylka Dhoobley oo saameyn ku yeshay Haweenka danyarta ah ee ku ganacsada hareeraha Wadooyinka. By admin - February 6, 2021 0 288 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Kuleylka Magaalada Dhoobley ayaa saameyn ku yeeshay Haweenka danyarta ah ee ku ganacsada hareeraha Wadooyinka kuwaasi oona heysanin hooy ay kuleylka kaga gabadaan. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warrameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/02/warbixinta-hamdi-hoyoyinka-cimilada.mp3