Wasarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Jubaland oo sheegtay in Magalada Kismayo Biyo ku filan lasiin doono

0
180

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Wasaaradda Macdanta Biyaha & tamarta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay inay waddo qorshe biyo nadiifa looga keeni doono Wabiga  deegaanka yoontoy ee dhaca waqooyiga Magalada kismayo si dadka ku nool magalada ay u helaan biyo nadiifa oo ku filan.

Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa inoo haya wabixintan