Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac kula dhaafi weysay kooxda Wolves

0
232

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey ku kala nasteen labada kooxood Chelsea iyo Wolverhampton barbardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii dheesha ayaa ku soo idlaatay barbardhac 0-0 ay isku mari wayeen labada kooxood Chelsea iyo Wolves, xilli tababare Thomas Tuchel kulankiisa ugu horeeyay ee Blues uu awoodi waayay inuu wax guul ah ku hoggaamiyo.

SAWIRRO: