Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo ka cabanaya duruuf dhanka nolosha ah oo soo wajahday

0
201

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Barakacayaal ku sugan Kismaayo ayaa ka cabanaya duruuf dhanka nolosha ah oo soo wajahday, waxaana ay codsadeen in gargaar bani’aadanimo lala soo gaadho, maadaama aanay haysanin wax badan oo ah baahiyaha aasaasiga ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya