Qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada/hoose ayaa ka aragti dhiibtay hadal hayn maalmihii u danbeeyey ee la isla dhex marayay oo ahayd in la isku furay ama la mataaneeyey Aaladaha Facebook iyo What’up.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa