Sare u kac ku yimid qiimaha Shidaalka ee Magaalada Dhoobley

0
204

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Sare u kac dhanka shidaalka ah ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu iibiyo Shidaalka ee magaalada Dhoobley, ganacsatada shidaalku waxa ay u sheegeen Radio Sanguuni in sare u kacan u sabab in qaali uu ka noqday meelihii ay ka keensan jireen taasina ay keentay in ay saamayntu soo gaarto magaalada Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa ka warramaya