Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Xuseen faarax waa khabiir ku xeel dheer kubada Cagta waxaa kasheekeeyay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay ciyaarista kubada Cagta waxana uu ka sheekaynayaa meeshii ay kasoo bilaabatay ciyaarista Kubadan.
Cabdullahi Cabdicasiis siraad ayaa warbixintan inoo haya