Dhaliyarada Soomaliyeed oo kasii carraabaya afka hooyo ee Soomaaliga

0
323

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Af-soomaaliga waa luuqada rasmiga ah ee uu dalkeena leeyahey la is kuna af-garto waxaana qoristiisa la bilaabey 1972 kii oo xiligan maanta laga joogo 48 sano.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Dhoobley ayaa waxay si joogta ah u isticmaalaan baraha bulshadu ay ku wada xirirto hase ahaatee isticmaalka baraha bulshada ayey u adeegsadan qorista luuqada Soomaaliga mahan sidi xeerka luuqada soomaliga uu qabey, waxay uu adeegsadan xarfo gaa-gaaban taasi oo ay iyagu isku fahman.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa