Bulshada Ree Dhoobley oo Cabasho ka Muujiyay dhibaatoyinka Taleefoonka Gacanta

0
695

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka Da adoodu ay wayntahay ayaa sheegay in Taleefoonka Gacanta gaar ahaan midka caaqilka ah ee shaashada waxana la sheegay in uu leeyahay khasaaro iyo faaiido labadaba balse Dadku ay u isticimalaan uun inta badan dhanka xun.

Xamdi Sugoow Lamaane ayaa warbixintan inoo haysa