Maamulka Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay xaaladda Barakacayaasha ku sugan deegaanka

0
207

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Guddoomiyaha Maamulka deegaanka Dhoobley ee Gobolka J/Hoose Siyaad Maxamed Xasan oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa ka warbixiyay Xaaladda dadka Barakacayaasha ah ee ku nool deegaanka, waxaana uu sheegay Guddoomiyuhu inay u baahanyihiin in loo sameeyo gargaar Bani’aadanimo.

Bashiir Maxamed Daahir ayaa ka warramaya