MCH-ka xaafadda Boosniya ee Magaalada Dhoobley oo la gaadhsiiyay agab caafimaad

0
191

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) MCHKA Xaafadda Boosniya ee Magaalada Dhoobley ayaa waxa dhawaan u dhameystirmay adeego caafimaad sida ay Radio Sanguuni u sheegen hawl waadenada ka howlgala xaruntan caafimaad iyadoo dhawaan dayactir lagu sameeyey.

MCH-kan ayaa muhiim u ah bulshada deegaanka Dhoobley iyadoona ay maalin walba  yimaaddaan haween Uurreey ah, kuwa nuujiya iyo walbiba dad kale.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa faah-faahinaysa