Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo shir la yeelatay Hay’addaha la shaqeeya Wasaaradda

0
176

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wakiilo ka socday  Hay`adaha wada shaqeeynta la leh Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawlad Goboleedka Jubaland iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana looga hadlayay doorka ay Hay’aduhu ka qaataan dhismaha iyo horumarinta Dawlad wanaagga.

Shirkan oo ay  sanad kiiba mar  qabato Wasaaraddu ayaa loogu magac daray shirka sannadla ha ah ee abaal marinta iyo kala war qaadashada.
Xamdi Sugow Lammaane ayaa ka warramaysa