Real Madrid, Liverpool, Man City,– Ka bogo guud ahaan kulamada caawa ee tartanka Champions League & saacadaha ay soo galayaan

0
273

Kooxaha waa weyn ee caawa ciyaaraya kulamada ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Real Madrid, Liverpool, Manchester City iyo Inter Milan.

Hadaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulamada laga ciyaarayo caawa tartanka Champions League:-

GROUP A

11:00 Habeenimo: Bayern Munich vs Lokomotiv Moscow

11:00 Habeenimo: Salzburg vs Atletico Madrid

GROUP B

11:00 Habeenimo: Inter vs Shakhtar Donetsk

11:00 Habeenimo: Real Madrid vs Borussia Moenchengladbach

GROUP C

11:00 Habeenimo: Manchester City vs Marseille

11:00 Habeenimo: Olympiacos  vs FC Porto

GROUP D

8:55 Habeenimo: Ajax vs Atalanta

8:55 Habeenimo: FC Midtjylland vs Liverpool.