Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbland oo ka warbixisay nidaamka ay Xoolaha u dhoofiyaan

0
282

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada kismaayo waxaa xoolaha nool ee la dhoofiya ka ganacsada bulshada qeybaheed kale duwan iyo kuwa u iib keena magaalada si ay oga ganacsadan,Taasoo faa’iido badan ay ku qabaan bulshada.

Waxaa Ayna Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Jubbland ay mar siisaa Nidaam caalami ah oo ay ugu tala gashay xoolaha ka dhoofaayo Dakadda in lagu ogaado.

Bashiir Maxamed Daahir ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.