Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Biyuhu waa aas-aaska nolosha helidooduna waxay muhiim u tahay noole kasta, halka la’aantoodu ay tahay dhammaadka nolosha.
Jasiiradaha Juula iyo Madhawo waxay ka mid yihiin jasiiradaha hoostaga Badhaadhe waxaa ka jirta biyo yari saameyn weyn ku yeelatay qoysaska ku nool Jasiiradahaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya