Qaar kamida Gabdhaha ku nool Dhoobley oo fursado waxbarasho ka helay xarun gabdhaha lagu baro xirfado ay ku shaqaystaan

0
233

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Bartilmaameedka ugu wayn ee shaqo abuurka dhalinyarada looga gol leeyahay waa cirib tirka faqriga ama saboolnimada, shaqo abuur dhamaystiran oo wax soo saar leh ayaa ah habka ugu cuddoon ee lagula dagaalami karo saboolnida ka jirta guud ahaan daafaha dalkeenna Soomaaliya

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa