Shaqala aan baahsan oo ka jirta Qaar kamida kaamamka Barakacayaasha Magalada Dhoobley

0
340

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Tan iyo bur burkii wadan keena somaliya ayaa waxaa gudaha dalka iyo dibadiisaba u baracay dad farabadan oo somaaliyeed kuwaas oo la kulmay dhibaatooyin kala gadisan dhoobley waxaa ay ka mid tahay meelaha ay dad fara badan ku soo qaxeen waxana dadkaasi ay ka cabanayaan shaqo la aan Cumar Maxamed Dayib ayaa warbixin Arintaas ku saabsan inoo haya