Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Hoyada iyo dhalaanka waa dadka ugu nugul bulshada inteeda kale hadaba mar aan booqanay xarunta hoyada iyo dhalaanka ee xafada Boosniya ayaa waxaa ay inoo sheegeen in ay haween fara badan u adeegan.xamdi Sugoow Lamaane ayaa warbixintan inoo haysa