Barakacayaasha danwadaag ayaa dalbaday in lala soo gaaro gurmad bini’adinimo iyagoo sido kale shegey in aysan heysan ubadkoodu waxbarasho
Dadka ku nool deegaanka danwadaaga ee duleedka magaalada dhobley ayaa isugu jira dad kasa barakacay gudaha dalka somaaliya iyo qaar dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga kenya.
Xamdi Sugow Lamaane