WARARKA Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Kaamka Daahirow ee magaalada dhobley oo dalbaday gurmad bini’adinmo By admin - November 24, 2020 0 188 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barakacayaasha ku dhaqan kaamka daahirow ee magaalada dhobley ayaa ka cabanaya saameynta roobabku ay ku yeesheen nolasheeda waxa ayna sheegeen in aysan heysan wax ay ka galaan roobka iyo maro kaneecaba Cumar Maxamed Dayib https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2020/11/Warka-Omar-Kaam-Daahiroow.mp3