Kooxaha Juventus, Barcelona, Man United, PSG, iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doonta tartanka Champions League.
Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-
GROUP E
08:55 Habeennimo: FC Krasnodar vs Sevilla
08:55 Habeennimo: Rennes vs Chelsea
GROUP F
11:00 Habeennimo: Borussia Dortmund vs Club Brugge
11:00 Habeennimo: Lazio vs Zenit St. Petersburg
GROUP G
11:00 Habeennimo: Dynamo Kyiv vs Barcelona
11:00 Habeennimo: Juventus vs Ferencvaros
GROUP H
11:00 Habeennimo: 00 Manchester United vs Istanbul Basaksehir
11:00 Habeennimo: Paris Saint-Germain vs RasenBallsport Leipzig.