Kala iibinta dhulka oo shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro ku nool deegaanka Dhoobley

0
176

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Qof walba oo dunida ku nool waxa uu inta badan qabtaa shaqooyin u gaar ah waana tan sababtey bulshadeena Soomaliyeed inay inta badan qabtaan shaqooyin kala duwan iyo xirfado u gaar ah.

Idiris Axmed Shukri waxa uu ka mid yahey dilaalada dhulka iibiya ee deegaanka Dhoobley waxa uuna nooga warramay hababka bulshada ay u kala iibsadan boosaska ama dhulka maadaama ay magaaladu tahey magaalo xuduudeed ay  inta badan dad ka kala yimid wadano kala duwan soo maraan.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa warbixintan soo jeedinaysa