Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Iyadoo dhawaan la filayo inay curtaan roobabka dayrta ayaa waxa ay shaqo la,aani soo wajahday dhalinyarada ka shaqaysta goobaha baabuurta lagu dhaqo ee magaalada Dhoobley, iyagoo sheegay inay nolol maalmeedkooda ka heli jireen goobahan balse hadda aysan sidii hore ayna ahayn.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya