Dhalinyarada deegaanka Dhoobley oo shaqo abuur ka helay qaar kamid ah Warshadaha deegaanka

0
279

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dalkeena Soomaaliya malahan inta badan warshado wax soo saara oo ay Bulshadu Shaqo abuur ka helaan Sidoo kalana dabaola Baahiyaha Dadweynaha, balse taa badalkedii Dadka Soomaaliyed ayaa la yimaada Fikrado ay ku abuurayaan warsahdo yar-yar oo daboola qeybo kamid ah baahiyaha Bulshada sidoo kalana ay shaqo abuur  ka helaan qaar kamid ah dhalinta soo koreysa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya