Nin dhalinyaro ah oo Tima jire ah oo noloshiiska ka maareeya Tima jarahaasi

0
245

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) In la qabto shaqo wax ku ool ah lagana soo saaro wax tarkeeda aadna ku hesho macmiil ma aha mid fudud adigoo waliba aan cidna ku tiirsanayn.

Shaqo la,aanta haysata Dhalinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa ay keentay in dhalinyarada qaarkood ay isku taxalujiyaan sidii ay u heli lahaayeen  shaqooyin ay ku maareeyaan nolol maalmeedkooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Warbixintan Dhamaystiraya