Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Haweenku waxa ay kaalin Mug leh kaga jiraan hormarka bulshada sida, daryeelidda iyo kobcinta nolosha qoyskooda, Waxaana Sidoo kale dumarku ay laf dhabar u yihiin arrimaha guud ee bulshada tusaale ahaan Caafimadka iyo waxbarashada.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa