Dalagga ka soo go’a Beero ku yaala Duleedka Magaalada Dhoobley oo loo iib geeyo Suuqyada Magaalada iyo meelo ka baxsan

0
169

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa muddooyinkii danbe hormar ka samaynaysay tacbashada Beeraha, iyagoo dadka deegaanku samaynayay iskaashi dhexdooda ah oo ay ku hirgalinayaan Beero waawayn.

Beerahan ayaa ah kuwa ku baxa xili roobeedyada maadaama Dhoobley aanay lahayn Webi waxaana Dalagyada ugu badan ee ka soo go’a, loo iib geeyaa suuqyada magaalada iyo meelo ka baxsan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya