Dhalinyarada kusoo wax bartay dalka Dibaddiisa oo qayb ka noqday hayaanka Waxbarasho ee waddanka

0
242

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Muddooyinkii Danbe waxa soo badanayay dhalinyarada wax kusoo baratay dalka Dibaddiisa kuwaasi oo dalka Kusoo laabanaya si ay uga faa’ideeyaan Umadda waxa ay soo barteen, Cabdifataax Xasan Cabdullaahi oo ah Nin dhalinyaro ah kuna soo waxbartay dalka Dibaddiisa ayaa magaalada Dhoobley ka hirgaliyay Machad uu gaar u leeyahay oo lagu barto culuumta Koombiyutarka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya