Dhalinyarada Soomaaliyeed oo door wanaagsan ka qaadanaya dib u dhiska Dalka

0
230

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose waxa ay kamid tahay magalooyinka ay ku noolyihiin dhalinyarada ugu badan Waddanka, hayeeshee waxa xusid mudan inay kaga duwanyihiin mararka qaar in doorkooda dib u dhiska iyo Horamrinta deegaanka aanay cidna ka sugin, oo ay hawsha dhinacooda ka qabtaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya