Maamulka Isbitaalka Guud ee Dhoobley oo ka warbixiyey xanuunada ugu badan ee xiligan uu la tacaalo

0
263

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Deegaanka Dhoobley Dr Sugaal Faarax ayaa ka warbixiyey xanuunada ugu badan ee xiligan uu la tacaalo Isbitaalku, waxaana uu sheegay in inta badan xanuunada kusoo noqnoqda ay kamid yihiin Infectionka iyo Nimonia iyadoona sababaha ugu wayn ee xanuunadaasi uu Dhakhtarku ku sheegay inay tahay Biyaha aan nadiifta ahayn ee ay Bulshadu isticmaalaan.

Cumar Maxamed Dayib ayaa soo Jeedinya