Gaadiidlayda Dhoobley oo soo dhaweeyey Kaalin Shidaal oo laga hir galiyey deegaanka

0
407

Magaalada Dhoobley Hore uma aysan lahayn Kaalin shidaal, dhawaan ayaa laga hirgaliyay kaalintii Shidaal ee ugu horraysay, Hadaba Gaadiidlayda iyo dadka ka ganacsada shidaalka ee ku nool deegaanka, ayaa sheegay inay tahay fursad usoo korodhay oo dhanka Shidaalka ah iyo ganacsigaba.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa soo jeedinaya Warbixintan