Aqoonyahannada oo ku baaqaya in Bulshadu ay ka faa’daystaan Maaraynta Wakhtiga

0
274

Aqoonyahanada Bulshada ayaa ku baaqaya in maaraynta Wakhtiga laga faa’idaysto sababo la xidhiidha in dadka Soomaaliyeed aanay muhiimad gaar ah u arag Wakhtiga, tan ayaa keeni karta in dad badan oo hadda aan ku baraarugsanayn arrintaasi ay ka faa’idaystaan Wakhtigooda.

Aamina Axmed Aadan ayaa warbixntan nooga diyaarisay