Maamulka Caafimaadka ee degmada Afmadow ayaa sheegay in wax badan uu iska badalay adeegga Caafimaad ee degmada Afmadow, kadib markii halkaasi ay xubno ka tirsan Dawladda Fedraalka iyo Dawlad goboleedka Jubaland gaadhsiiyeen Adeeg Caafimaad.
Hanad Cabdi Yuusuf