Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa caan ka ah cunista jibsiga

0
217

Dhobley (Idaacadda Sanguuni)Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa caan ka ah cunista jibsiga kaasoo aad looga isticmaalo cunistiisa xilliyada galabka iyo habeenkii waxaad arkaysaa meelo badan oo lagu kariyo jibsiga
taas oo kutu saysa in bulshada ku dhaqan magaalada dhoobley ay aad uxiiseeyaan eyna jecel yihiin cunistiisa

jibsiga ayaa ah cunnooyinka fudud oo ay soomaalidu isticmaasho

Hoos ka dhageyso:-