Kismaayo (Idaacadda Sanguuni) Wasaaradda macdanta,tamarta iyo biyaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo Hay’adda NRC ayaa iska kaashanaya mashruuc biyo gelin ah oo loo sameeynayo dadka degan deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO
Audio Player