Adeegga Internetka ayaa noqday mid aad loo adeegsado, inkasta oo dadka isticmaala ay u badanyihiin dhalinyaro ayaa hadana waxa jira in qofba uu siduu rabo u adeegsado, goobaha la isugu yimaaddo ee Dhoobley ayaa kamid ah meelaha aadka loogu itsicmaalo
Halkan Hoose Ka dhageyso