Tababar ku saabsan Saameynta Isbedelka Cimilada Oo lagu qabtey Baydhabo

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo ku qabatay tababar ku saabsan is-weydaarsiga khibradaha ee dhalinyarada iyo Bulshada deegaanka, kaasi oo uu furay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Olaad Maxamed Cali waxaana ka qeyb galay Bulsho kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa