Beeraleeyda Baladweyne oo bilaabaay tacbashada Beeraha

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo la galay xili roobaadka ayaa beerleeyda Magaalada Baladweyne waxeey bilaabeen tacbashada beerahoda.

Beerahaan ayaa lagu tacabayaa dalagayo kala duwan sida yaanyada bocorka galeeyda maskada sisinta iyo digirta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa