Guddoomiyaha Degmada Afmadow oo kormeer shaqo ku tagay dugsiga gabdhaha ee Afmadow.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Afmadow ahna duqa Magaalada Cabdirahman Macalin Cali ayaaa kormeer ku tagay dugsiga gabadhaha ee Degmada Afmadow kaas oo ay hirgalinayso Wassaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlada Jubbaland.

Dhismaha dugsiga ayaa loo dhisay qaab casri ah oo la jaanqaadaya caalamka taas oo tusaale u ah dadaalada ay Wasaaradda ugu jirto horumarinta Waxbarashada gabdhaha Deegaanada Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa